Al Shabaab oo War kasoo saartay qaraxii lagu weeraray xarunta Degmada Howl Wadaag

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamo katirsan dowlada iyo dad shacab ah. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in qarax gaari loo adeegsaday uu waday qof naftii hore ah in lagu weeraray xarunta degmada Howl Wadaag, waxa ayna  … Continue reading Al Shabaab oo War kasoo saartay qaraxii lagu weeraray xarunta Degmada Howl Wadaag